Advertisement
#iga_farxi_nooh"Ummada Soomaliyed kuma farxin, way ka naxday. Wallaalahen waxaan ka codsanaynaa in aysan mar dembe Ummada Soomaliyed ka nixin. Caawa waa habeenkii ummada Soomaliyed meelkastoy joogto ah ka farxiyeen ee ay calanka Hargeysa uga taageen. Ummadii 66 sanno kahor ay ka farxiyeen way ka nixiyeen. Waxaan rabnaa in sidday horrey uga farxiyeen ay markale sameeyan."
Raysal wasaaraha Soomaliya oo ka hadlayay booqashadii Mw Ciro ee ISRL.
Advertisement
Event venue
Eastleigh section 1, Nairobi, Kenya
Tickets