taarikh

Sun, 01 Mar, 2026 at 11:00 am UTC+03:00

Idoro, | Addis Ababa

Rajo ku nool
Publisher/HostRajo ku nool
taarikh
Advertisement
CUMAR & AFRIKA CAAWA 🇸🇴🏆🔥
Caawa garsoore Omar Abdulkadir Artan ayaa noqon doona Soomaaligii ugu horreeyay ee garsoore ka noqda kama dambeysta koobka ugu weyn heerka kooxeed ee Africa (CAF Champions League).
Waa Taariikh uu sameeyay wiil ay maanta aad ugu faani karto Soomaalida, jecel calankiisa & dadkiisa, mar walbana u dagaalama.
Cumar waxaa lagu tiriyaa 3-da garsoore ee heerka ugu sarreeya ka jooga qaaradda Afrika, haduuban aheyn kan ugu horreeya.
Caawa wuxuu garsoori doonaa kulanka lugta 2-aad ee final-ka CAF Champions League kaas oo dhexmari doona kooxaha Pyramids (Egypt) & Mamelodi Sundowns (South Africa).
Ciyaartaan waxey ka dhici doontaa magaalada Qahira ee dalka Masar, waana mid ka mid ah ciyaaraha taariikhda ku leh Soomaalida.
Keenna muuqda waa inaan ku faanno, kor u qaadno, sidoo kalana aan fagaaraha ku muujino sida aan guushiisa u rabno.
Hadii aad rabto inaad wax kasoo qorto Cumar fadlan isticmaal (Hashtag-yadaan) si macluumo walba oo laga qoro hal meel looga helo.
CUMAR WAAN KUGU FAANEYNAA 🙌🏾🇸🇴🏆🔥
#OmarArtanFINAL #OmarArtanCCL #OmarSomalia
Advertisement

Event Venue

Idoro,, Addis Ababa, Ethiopia

Tickets

Icon
Concerts, fests, parties, meetups - all the happenings, one place.

Ask AI if this event suits you:

More Events in Addis Ababa

Santaferia in
Sat, 28 Feb at 11:00 pm Santaferia in

Maka in
Sat, 28 Feb at 11:59 pm Maka in

Mar wold Media
Sun, 01 Mar at 12:00 am Mar wold Media

Addis Ababa, 269 Addis Ababa, Ethiopia

Biftu
Sun, 01 Mar at 12:00 am Biftu

Finfinne Oromia

Black-White
Sun, 01 Mar at 12:00 am Black-White

Idoro,

Dj Chetas in
Sun, 01 Mar at 09:30 am Dj Chetas in

BEGIN in
Sun, 01 Mar at 05:00 pm BEGIN in

Mark Trammell Quartet in
Sun, 01 Mar at 05:00 pm Mark Trammell Quartet in

Thiago Brado in
Sun, 01 Mar at 08:00 pm Thiago Brado in

La Dame Blanche in
Sun, 01 Mar at 08:00 pm La Dame Blanche in

Yasmin Levy in
Sun, 01 Mar at 08:30 pm Yasmin Levy in

Nurettin Ren\u00e7ber in
Sun, 01 Mar at 08:30 pm Nurettin Rençber in

Addis Ababa is Happening!

Never miss your favorite happenings again!

Explore Addis Ababa Events