Qiso cajiiba

Sun, 01 Mar, 2026 at 12:00 am UTC+03:00

Idoro, | Addis Ababa

Fartun dahir
Publisher/HostFartun dahir
Qiso cajiiba
Advertisement
Qiso
Waxaan qariyo mahaaye
2022 bilawgeeda maqaayad baan waiter ka ahaa kow dhaha galab anigoo si dabiici shaqadeyda u wata baa wiil yimid maqayada soo galay wuu fariistay isbarmuuto ama liim bambeelmo uu dalbaday waan u keenay
Cabaar kadib oday baa u yimid shah bu dalbaday waan u keenay
Si kal iyo laab ban u service gareye koley kaligii maahee macmiisha oo idil baa sida u ahaa oo xoogeyga si qurxoon ina ugu shaqeysta iga go,aneyd
Kadib wuxuu iyiri markuu lacagta pillka uu bixiyay numberkaga iisheeg
Koley waiter hadii numberkiisa la waydiiyo lacag uunbaa loo tuuraya oo TIB loo yaqaan lacagtaasoo ka dhigan waan ka helay qaab adeegaaga
Waan u sheegay numberkeyga lacag buu iidiray wuu tagay
Habeenkii anigoo xafada iska jooga oo mid aan xiriir wadaag ahaan jirnay south africa joogay la hadlayo buu iso wacay kama qaban
Mar kaluu igu soo celiyay kama qaban
Markii danba ka qabtay la hadlay wuu isku key sheegay kadibna so caadi ba uwada hadli jirnay ilaa isbuuc kadib ramadaan soo galay
Habeen buu igu yiri aan kulano haye baan iri anigoo shaqada ku jira baa been usheegoo xafada jooga ku iri sidaas buu aan kulano ii dhahay
Carmel hortiisuu igu sugaaye wan utagay
Carmel baan galnay waan ka heli waynay waa kasoo tagnay 5gen baan imaanay markaan gudaha soo galnay oo fariisanay qare buu dalbaday anna shah canageel baan dalbaday ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜‚
Naag dhanoo nin horfadhida shah dalbanaysa dhaqan xumadeyda sas bana maqayada uga shaqeya kawaran
Meshaan ka dalban laha cananas qare tufax
Adi cabitaanada afka caraf yar siinaayo
Baan shah dalbaday oo afkaga dhan shah shah kaso uraayo๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜ญ
Markan wixi cabnay buu arkay in hoolka hoose aan fadhino rag kaliya fadhiyaan kor baan aadeena buu dhahay oo kor ba soo aadnay sababtana waxay tahay
Part two la soco
Advertisement

Event Venue & Nearby Stays

Idoro,, Addis Ababa, Ethiopia

Icon
Concerts, fests, parties, meetups - all the happenings, one place.

Ask AI if this event suits you:

More Events in Addis Ababa

Medical & Healthcare Trade Exhibition
Fri, 06 Mar at 10:00 am Medical & Healthcare Trade Exhibition

Millennium Hall

EPHA Conference
Mon, 16 Mar at 08:30 am EPHA Conference

Ethiopian Public Health Association

Complast Ethiopia
Fri, 20 Mar at 08:30 am Complast Ethiopia

Millennium Hall

Addis Ababa is Happening!

Never miss your favorite happenings again!

Explore Addis Ababa Events