Soomaali: 2026 King County I/DD & Delays Legislative Forum

Thu Nov 13 2025 at 06:00 pm to 08:30 pm UTC-08:00

DoubleTree Suites by Hilton Hotel Seattle Airport - Southcenter | Seattle

DCHS DDECSD
Publisher/HostDCHS DDECSD
Soomaali: 2026 King County I\/DD & Delays Legislative Forum
Advertisement
Madasha Sharci-dejinta Naafooyinka & Daahitaannada Korriimeed ee King County: Fadlan nagu soo biir Khamiis, Nofeembar 13, 2025!
About this Event

Madasha Sharci-dejinta Naafooyinka & Daahitaannada Korriimeed ee King County

Madasha Sharci-dejinta Naafooyinka & Daahitaannada Korriimeed ee King County waa fursad wax looga barto arrimaha muhiimka u ah bulshooyinkeenna.

  • Wax ka ogow mudnaansiinnada sharci-dejinta 2026 ee naafooyinka iyo daahitaannada ee koritaanka iyo caqliga ee King County
  • Maqal sheekooyinka guusha iyo caqabadaha shaqsiyaadka leh naafooyinka iyo daahitaannada koritaanka iyo caqliga iyo xubnaha qoysaskooda
  • Waxaa jiri doona fursado xildhibaannada Gobolka Washington iyo xubnaha golaha King County ay ku wadaagaan aragtidooda iyo waxyaalaha mudnaanta ay siiyaan.

Barnaamijka

· 6:00 – 7:00 fiidnimo: Albaabadu way furmi; kafee, shaah, & buskudyo diyaar ah

· 6:15 – 6:45 fiidnimo: Waqtiga xiriirka lala yeesho xildhibaannada oo ikhtiyaari ah

· 7:00 – 8:30 fiidnimo: Madasha

Haddii aad qorsheynayso inaad ka qeybqaadato inta lagu jiro waqtiga xiriirka 6:15 - 6:45 fiidnimo ee lala yeesho masuulkaaga la doortay, fadlan diyaar la ahow inaad ku wadaagto degmada baarlamaankaaga foomka isdiiwaangelinta. Haddii aadan aqoon degmadaada, waxaad ka fiirin kartaa halkaan: https://app.leg.wa.gov/districtfinder/

Fadlan isticmaal foomka isdiiwaangelinta si aad u codsato turjumaan.


Waxaan rajeyneynaa inaan ku aragno!

Sannadkan, waxaan diiradda saareynaa sidii aan u abuuri lahayn waayo-aragnimada ugu wanaagsan ee suurtogalka ah kuwa ka qaybgalaya shakhsi ahaan. In kasta oo aanan bixin doonin qulqulka tooska ah, waxaanu duubi doonaa dhacdada oo samayn doonaa duubis la heli karo ka dib, si qof kastaa wali ugu raaxaysan karo oo ula wadaago dhacdada.


Qolka Qoyska

Waan jecelnahay caruurta iyo qoysaska in ay joogaan madasheenna! Joogitaankaaga iyo codkaaga waa waxa ka dhiga madasheenna dhacdo macno leh! Sidookale waxaan ognahay meesha qolka weyn in ay noqon karto mid cabsigelisa dadka qaar. Haddii taas run kuu tahay adiga ama kuwa aad jeceshahay, waxaad ku casumantahay inaad timaado Qolka Qoyska si aad u daawato madasha.

  • Meel yar oo lagu daawado madasha
  • Alaabta ciyaarta iyo cunto fudud waa diyaar
  • Tan ma ahan xannaano ilmo. Daryeeleyaashu waxay u baahan yihiin inay la joogaan caruurtooda.
  • U kala soco Qolka Qoyska iyo qolka guud sidaa u jeceshahay!

Qolka Shanqarta yar

Ma u baahan tahay inaad ka yara baxdo dhacdada? Qaado dhawr daqiiqo oo ku nasato Qolka Shanqarta yar. Qolka Shanqarta yar wuxuu leeyahay nalal iftiin la dhimay, kuraas-raaxo, iyo kursiyo. Shanqarta meesha ugu yar baa lagu xadiday. Ma awoodi doontid inaad aragto ama maqasho madasha, laakiin waad ku soo laaban kartaa fanka markii aad enerji-qaadato!


Attention Elected Officials

Are you a Congressmember, Washington State Legislator, King County Councilmember, or their legislative aide? Please bypass this form and instead RSVP directly to Executive Assistant Alyssa Ramseur, 206-263-9619 or [email protected]

Advertisement

Event Venue & Nearby Stays

DoubleTree Suites by Hilton Hotel Seattle Airport - Southcenter, 16500 Southcenter Parkway, Seattle, United States

Tickets

USD 0.00

Sharing is Caring:

More Events in Seattle

Autoheart
Thu, 13 Nov at 04:00 pm Autoheart

The Neptune Theatre

Nurse Blake
Thu, 13 Nov at 04:00 pm Nurse Blake

Moore Theatre - WA

The California Honeydrops
Thu, 13 Nov at 04:00 pm The California Honeydrops

The Showbox

Ventures Legacy Dinner
Thu, 13 Nov at 05:30 pm Ventures Legacy Dinner

Sea Mar Museum of Chicano/a/Latino/a Culture

Santa Paws is Coming to Town!
Thu, 13 Nov at 05:30 pm Santa Paws is Coming to Town!

1901 Westlake Ave

Seattle Kraken vs. Winnipeg Jets
Thu, 13 Nov at 07:00 pm Seattle Kraken vs. Winnipeg Jets

Climate Pledge Arena

Belmont at The Crocodile
Thu, 13 Nov at 07:00 pm Belmont at The Crocodile

The Crocodile

Taba Chake
Thu, 13 Nov at 07:00 pm Taba Chake

Substation

LETTUCE
Thu, 13 Nov at 07:30 pm LETTUCE

2033 6th Ave, Seattle, WA, United States, Washington 98121

Seattle Symphony - Beethoven & Bruckner at Benaroya Hall - Taper Auditorium
Thu, 13 Nov at 07:30 pm Seattle Symphony - Beethoven & Bruckner at Benaroya Hall - Taper Auditorium

Benaroya Hall - Taper Auditorium

Speed Dating Seattle | In-Person | Cityswoon | Ages 38-52
Thu, 13 Nov at 07:30 pm Speed Dating Seattle | In-Person | Cityswoon | Ages 38-52

Bar Vacilando

Seattle is Happening!

Never miss your favorite happenings again!

Explore Seattle Events