DHIRIGALIN BULSHO

Sun, 01 Mar, 2026 at 12:00 am UTC+03:00

Ajyad | Mecca

MR. shaakir Cali Ahmed wadani
Publisher/HostMR. shaakir Cali Ahmed wadani
DHIRIGALIN BULSHO
Advertisement
DHIRAGALIN BULSHO 🎤👇*mugdiga badan waxaa ka dabeeya maalin cad*
Madowga habeenkii mar walba waxaa ka danbeeya iftiinka maalinta__ Sidaas si la mid ah, dadaalka adag ee aad maanta bixinayso, waxaa ka danbèeaya miro macaan,
DHIRAGALIN BULSHO
*Dhibaatadu waa qayb ka mid ah jidka guusha.* Mararka qaar waxaad dareemaysaa daal, rajo beel, iyo su’aal ah: “Ma mudan tahay?” — Laakiin ha iloobin, geedka ugu dhadhanka wacan waa kan ku kora sabir iyo dadaal badan.
*Maanta dadaal — berri guulayso*
Maanta u kac — berri miro macaan guro.
Ha ogolaan caqabadahu inay kaa leexiyaan jidkaaga iyo hadafka. Halkii aad ka arki lahayd mugdi, arag rajo. Halkii aad ka dareemi lahayd daal, xasuuso ujeedadaada. *Hadafkaagu yahay__
markaste oo aad adkaysato yoolkaagu wuu kuu dhowyahay — kaliya sii wad.*
#dhiragalinbulsho #Wacyigelin #✍️ Q/ MR. Shaakir Cali Ahmed 👍 Wabilaahi Towfiiq
Advertisement

Event Venue

Ajyad, Mecca, Saudi Arabia

Tickets

Icon
Concerts, fests, parties, meetups - all the happenings, one place.

Ask AI if this event suits you:

More Events in Mecca

final match  usman shani vs farooq swaat
Sat, 28 Feb at 09:00 am final match usman shani vs farooq swaat

Jeddah جده

Ramadhan 24th Day
Fri, 13 Mar at 12:00 am Ramadhan 24th Day

Masjid Al-Haram Macca

\u0639\u0645\u0631\u0629 \u0634\u0648\u0627\u0644
Tue, 24 Mar at 12:00 am عمرة شوال

Ash Shubaykah, Makkah, Saudi Arabia

\u0993\u09ae\u09b0\u09be\u09b9 \u09b9\u099c\u09cd\u09ac \u09ac\u09c1\u0995\u09bf\u0982
Thu, 26 Mar at 10:00 pm ওমরাহ হজ্ব বুকিং

Makkah Al-Mukarramah : مَـكَّـة الْـمُـكَـرَّمَـة

SULTAN\u2019S CUP OPENING
Fri, 27 Mar at 05:00 pm SULTAN’S CUP OPENING

Herra Basketball Court

Mecca is Happening!

Never miss your favorite happenings again!

Explore Mecca Events