Soomaali: King County Developmental Disabilities & Delays Legislative Forum

Thu Nov 21 2024 at 06:00 pm to 08:30 pm UTC-08:00

DoubleTree Suites by Hilton Hotel Seattle Airport - Southcenter | Seattle

DCHS DDECSD
Publisher/HostDCHS DDECSD
Soomaali: King County Developmental Disabilities & Delays Legislative Forum
Advertisement
Madasha Sharci-dejinta Naafooyinka & Daahitaannada Korriimeed ee King County: Fadlan nagu soo biir Khamiis, Nofeembar 21, 2024!
About this Event

Madasha Sharci-dejinta Naafooyinka & Daahitaannada Korriimeed ee King County

Madasha Sharci-dejinta Naafooyinka & Daahitaannada Korriimeed ee King County waa fursad wax looga barto arrimaha muhiimka u ah bulshooyinkeenna.

  • Maqal haddallada furfuritaanka ee Madaxa King County Dow Constantine
  • Wax ka ogow mudnaansiinnada sharci-dejinta 2025 ee naafooyinka iyo daahitaannada ee koritaanka iyo caqliga ee King County
  • Maqal sheekooyinka guusha iyo caqabadaha shaqsiyaadka leh naafooyinka iyo daahitaannada koritaanka iyo caqliga iyo xubnaha qoysaskooda
  • Waxaa jiri doona fursado xildhibaannada Gobolka Washington iyo xubnaha golaha King County ay ku wadaagaan aragtidooda iyo waxyaalaha mudnaanta ay siiyaan.


<h4>Barnaamijka</h4>

· 6:00 – 7:00 fiidnimo: Albaabadu way furmi; kafee, shaah, & buskudyo diyaar ah

· 6:15 – 6:45 fiidnimo: Waqtiga xiriirka lala yeesho xildhibaannada oo ikhtiyaari ah

· 7:00 – 8:30 fiidnimo: Madasha

Haddii aad qorsheynayso inaad ka qeybqaadato inta lagu jiro waqtiga xiriirka 6:15 - 6:45 fiidnimo ee lala yeesho masuulkaaga la doortay, fadlan diyaar la ahow inaad ku wadaagto degmada baarlamaankaaga foomka isdiiwaangelinta. Haddii aadan aqoon degmadaada, waxaad ka fiirin kartaa halkaan: https://app.leg.wa.gov/districtfinder/

Fadlan isticmaal foomka isdiiwaangelinta si aad u codsato turjumaan.



Daawashada Tooskaa ee Madasha<h4>Cusub sanadkaan!</h4>

Haddii aadan awoodin inaad qof ahaan uga soo qeybgasho, waxaan rajaynaynaa inaad kasoo qeybgasho daawashada tooskaa ee dhacdada. Daawashada tooskaa waxay bilaabataa 7:00 fiidnimo, waxayna diyaar ku tahay afaf aan Ingiriis ahayn markii la codsado. Tan waa soo-bandhig hal-jidle ah; ma jiraan fursado isweydaarsi ah.

Fadlan isticmaal foomka isdiiwaangelinta si aad u codsato turjumaan iyo inaad hesho ku-xiraha kulanka.



Qolka Qoyska

Waan jecelnahay caruurta iyo qoysaska in ay joogaan madasheenna! Joogitaankaaga iyo codkaaga waa waxa ka dhiga madasheenna dhacdo macno leh! Sidookale waxaan ognahay meesha qolka weyn in ay noqon karto mid cabsigelisa dadka qaar. Haddii taas run kuu tahay adiga ama kuwa aad jeceshahay, waxaad ku casumantahay inaad timaado Qolka Qoyska si aad u daawato madasha.

  • Meel yar oo lagu daawado madasha
  • Alaabta ciyaarta iyo cunto fudud waa diyaar
  • Tan ma ahan xannaano ilmo. Daryeeleyaashu waxay u baahan yihiin inay la joogaan caruurtooda.
  • U kala soco Qolka Qoyska iyo qolka guud sidaa u jeceshahay!



Qolka Shanqarta yar

Ma u baahan tahay inaad ka yara baxdo dhacdada? Qaado dhawr daqiiqo oo ku nasato Qolka Shanqarta yar. Qolka Shanqarta yar wuxuu leeyahay nalal iftiin la dhimay, kuraas-raaxo, iyo kursiyo. Shanqarta meesha ugu yar baa lagu xadiday. Ma awoodi doontid inaad aragto ama maqasho madasha, laakiin waad ku soo laaban kartaa fanka markii aad enerji-qaadato!



Attention Elected Officials

Are you a Congressmember, Washington State Legislator, King County Councilmember, or their legislative aide? Please bypass this form and instead RSVP directly to Executive Assistant Zayla Archuleta, 206-263-0853 or [email protected]

Advertisement

Event Venue & Nearby Stays

DoubleTree Suites by Hilton Hotel Seattle Airport - Southcenter, 16500 Southcenter Parkway, Seattle, United States

Tickets

USD 0.00

Discover more events by tags:

Business in Seattle

Sharing is Caring:

More Events in Seattle

Duff McKagan
Wed Nov 20 2024 at 09:00 pm Duff McKagan

The Showbox

HONNE
Wed Nov 20 2024 at 09:00 pm HONNE

Showbox SoDo

03 Greedo with DJ A-Tron - "The Life That I Deserve Tour"
Wed Nov 20 2024 at 09:00 pm 03 Greedo with DJ A-Tron - "The Life That I Deserve Tour"

Neptune Theatre

Free Pet Vaccination Clinic
Thu Nov 21 2024 at 11:00 am Free Pet Vaccination Clinic

2929 27th Ave S, Seattle, WA 98144-6002, United States

Seattle Christmas Market
Thu Nov 21 2024 at 05:00 pm Seattle Christmas Market

Seattle Center

Jonatha Brooke
Thu Nov 21 2024 at 05:30 pm Jonatha Brooke

The Triple Door

Book Club: Mother\/Land by Cheryl Savageau
Thu Nov 21 2024 at 06:30 pm Book Club: Mother/Land by Cheryl Savageau

Parlour Wines

Can Can's Wonderland
Thu Nov 21 2024 at 06:30 pm Can Can's Wonderland

Can Can Culinary Cabaret

Aerosmith at Climate Pledge Arena
Thu Nov 21 2024 at 07:00 pm Aerosmith at Climate Pledge Arena

Climate Pledge Arena

Ink Prov
Thu Nov 21 2024 at 07:00 pm Ink Prov

Here - After

Beautiful Freaks
Thu Nov 21 2024 at 07:00 pm Beautiful Freaks

Neumos

Ink Prov (Theater)
Thu Nov 21 2024 at 07:00 pm Ink Prov (Theater)

Here - After

Seattle is Happening!

Never miss your favorite happenings again!

Explore Seattle Events