caways iyo caano

Sun, 01 Mar, 2026 at 11:00 am UTC+03:00

Muqdisho | Muqdisho

Queen Ma Noogto
Publisher/HostQueen Ma Noogto
caways iyo caano
Advertisement
Fanaanka Khaalid Kaamil ayaa Saddex jeer laga joojiyey show uu kuqabsan lahaa Hargeysa, mar walba markuu showga isku duba rito ayaa laga hor istaagayey.
Fanaankan ayaa lagu haystaa hees uu horay Muqdisho uga qaaday oo ahayd:
"silic wixii lasoo maray
" siriqdii mar loo dhigay
"gumaysigii sumaysnaa
"sixirkii madoobaa
"samir bey ku dhaaftee
"Somalia ha noolaato
Khaalid wuxuu sheegay in dagaal lagu qaaday markii uu Hargeysa kusoo laabtay. Isagoo Amaan huwiyey Dadka reer Muqdisho oo uu sheegay in ay gobonimo umuujiyeen wakhtigii uu magaaladooda joogay isagoo sheegay in lagu haysto maxaad Somalia ugu heestay.
Advertisement

Event Venue & Nearby Stays

Muqdisho, Somalia

Icon
Concerts, fests, parties, meetups - all the happenings, one place.

Ask AI if this event suits you:

More Events in Muqdisho

Doogle
Sat, 28 Feb at 11:35 am Doogle

Street heart, Mogadishu, Somalia

Festival Solo de Xigubo - Fase Final
Sat, 28 Feb at 03:00 pm Festival Solo de Xigubo - Fase Final

Bairro Polana Canico B, Rua Matchik-tchik N7, Q.39

Juma kariim
Sun, 01 Mar at 12:00 am Juma kariim

H.wadaag Mogadishu somalia, Mogadishu, Somalia

Daguuroy dantaada garo
Sun, 01 Mar at 08:00 am Daguuroy dantaada garo

maka al mukarama, Mogadishu, Somalia

Follow dheh pagekena Mahadsanidiin
Tue, 10 Mar at 12:00 am Follow dheh pagekena Mahadsanidiin

Somalia, soomaaliya, صوماليا

xoga dalka somaliyed
Wed, 18 Mar at 12:00 am xoga dalka somaliyed

Warta Nabad

Doogle
Tue, 31 Mar at 05:48 am Doogle

Street heart, Mogadishu, Somalia

Muqdisho is Happening!

Never miss your favorite happenings again!

Explore Muqdisho Events