Advertisement
๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ 7aad- 11-13February 2026 .Suuq-Weynaha Muqdisho waa isku xirka ganacsadaha iyo macmiilka, waxaana rajeynaynaa in ganacsatada & bulshada ay ka faaโiideysan doonaan fursadaha bandhigga,oo kamid ah isku xerka ganacsatada & bulshada,iib badan & helida macmiil badan,qiimo dhimis kala duwan badeecadaha & adeegyada ,fursado ganacsi & madadaalo .
Bandhigga suuqweynaha Muqdisho 7aad,waxa uu dhici doona 11,12 & 13 February 2026, waxa uu ka dhicidoonaa Beerta Nabadda - muqdisho I.A.
FADLAN ganacsade isdiiwaangali goor hore inta uusan kaa buuxsamin oo la kulan bulsho badan .
BULSHO waxaa inoo balan ah 3da maalin ee socda Bandhiga Suuq-Weynaha Muqdisho 7aad. Ka faa'ideysi wacan.
๏ฟฝ 0610360279 / 0627496008
Bandhiga Ganacsiga Weynaa ee suqweynaha Muqdisho waa hal dhacdo,hal goob ,200-350 Ganacsi kala duwan , Kasoo qeybgale ka bdn 40 kun - 70 kun ruux I.A....SWM2026.. Link Facebook page : https://www.facebook.com/share/v/17nSmhjErq/
Advertisement
Event Venue & Nearby Stays
Via Moscow-Anzaloti - waberi first bridge , 2521 Mogadishu, Somalia, Muqdisho, Somalia
Concerts, fests, parties, meetups - all the happenings, one place.





